Aqoonta dhijitaalka ah

Aqoonta dhijitaalka ah

Barnaamijka Waxbarasho iyo Akhriska Dijital ah (DLL)

  • English kaaga horumari
  • Kobci xirfadahaaga kumbuyuutarka
  • Ku baro Ingiriisiga Voxy EnGen
  • Ku biir fasallo gaar ah
  • Hel kombuyuutar oo hel caawimada internetka
  • Ka hel taageerada shakhsi ahaaneed ee maamulaha kiiskaaga

Barnaamijkan waxa loogu talagalay Qaxoontiga iyo Qoysaska Cusub ee magangelyodoonka ah ee joogay Maraykanka in ka yar 3 sano oo haysta carruur ka yar 18 jir.