Caawinta Shaqada Dugsiga

Xoojinta fursadaha waxbarasho ee la gaari karo, SOAR nagula jira barnaamijka cawi.

Barnaamijkeena umeerin, Xoojinta fursadaha waxbarasho, ama SOAR, waa ardayda K-12.

Barnaamijka umeerintu waxa uu bixiyaa waxqabadyo kobcin tacliimeed sida caawinta shaqada guriga, u diyaarinta SAT/ACT ee caruurta ku xidhan kuleejka, iyo nashaadaadka kale ee waafaqsan baahida ardayda.

SOAR waxay akhris-qoraalka iyo barashada luqadda, STEM, manhajka, iyo samaqabka shucuurta-bulsheed. Barnaamijka SOAR waxa uu bixiyaa umeerin-qof-ka-qof ah, kooxaha taageerada asxaabta, caawinta shaqada-guri, iyo hawlo madadaalo leh.

Nagu soo biir!