Jinsiyadaha

Bogga Jinsiyadaha

Adiga ama qof aad taqaan ma rabtaa inaad noqoto muwaadin Maraykan ah?

Qof kasta oo xaq u leh inuu codsado wuxuu heli karaa caawimo bilaash ah isu diyaarinta imtixaanka dhalashada iyo wareysiga Xarunta Horumarinta Qaxootiga. Waanu kula shaqaynaynaa ilaa aad ka gaadhayso yoolkaaga. Ardaydu way sii wadi karaan qaadashada fasalka ilaa ay ka gudbaan, iyo umeerin mid-ka-mid ah ayaa diyaar ah haddii loo baahdo.