Deeqo Nololeed

Deeqo Nololeed

Agabka soodhaweynta Qoysaska Cusub

Booqo boga In-Kind Donation (Deeq Naxariis Leh) si aad u ogaato Agabka Soodhaweynta! Haddii aad daneyneyso inaad bixiso Agabka Soodhaweynta, fadlan la xiriir info@rdclansing.org si aad u dalbato macluumaad dheeri ah.

Liiska Rabitaanka ee Amazon

Liiska Rabitaanka ee Amazon: Markasta waxbaan kudarnaa liiska rabitaanka ee loo adeegsan doono barnaamijyadeena ama ay qoysaskeena u garteen in loo baahanyahay. Waa mahadsantahay!

Waxyaabaha kale ee hadda loo baahanyahay

Maadaama uusan jirin meel wax la dhigo, ma qaadaneyno alaab aan ku jirin liiska rabitaanka, ama aan si gaar ah u xusnay. Hadaba ma qaadaneyno dhar iyo alaabta guriga.